Ciyaarta horyaalka ee Chelsea V Bayern

Chelsea waa inay ka badiso Bayern Munich si ay markii ugu horreysay kor ugu qaaddo horyaalka Yurub. Waa ciyaar aad u adag.


Hoos u Dhac ku Yimid Miisaaniyadda DKMG

DKMG ah ayaa sheegtay in miisaaniyadda dowladda oo aheyd 3 milyan bishiiba uu hoos u dhac uu ku yimid, daruuro jira awgood.
Dowladda ayaa sheegtay in dhulka dowladda ay maamusho ee muqdisho iyo gobolada oo balaartay howl galada amaanka ah ee socda iyo adeegyada bulshada ee loo baahanyahay iyo shirka odayaasha dhaqanka ee ka socda Muqdisho ay sababeen in miisaaniyadda ay isdhinto.
Wareysi arintaasi ku saabsan oo aan la yeelanay wasiirka Maaliyadda Somalia C/naasir Maxamed Cabdulle halkan hoose ee qoraalka ka dhageyso.


KA DHOWRSO ADDUUNYADA, SH MOHAMED SH. IBRAHIM KENYAAWI


KA DHOWRSO ADDUUNYADA, SH MOHAMED SH. IBRAHIM KENYAAWI

"KA DHOWRSO ADDUUNYADA" WAA MUXAADARO ODENSE, DENMARK LAGA JEEDIYAY TAARIIKHDA MARKAY AHAYD 12.05.2012
From:
itolkning
Views:
5

0
ratings
Time:
46:04
More in
Education


Tooshka Olympigga oo London ka qaxmaya

Tooshka Olympigga ayaa soo gaaray London. Hadda waxaa ka ololayaa London.


Shirkadda Horn Petroleum oo joojisay shidaal qodistii ay ka wadday Ceel ku yaalla Puntland

Muqdisho: (SONNA)Shirkadda Horn petroleum ee laga leeyahay dalka Canada ayaa sheegtay inay joojisay howlihii shidaal qodista ahayd ee kawadday qeybo ka tirsan maamulka puntland.


Mas’uul sare oo ka tirsanaa Shirkadda SKA oo lacago badan kala goostay Shirkaddaasi

Muqdisho: (Sh. M. Network) Mas’uulkaani oo lagu magacaabo Magdi oo u dhashay dalka Masar, hase ahaatee haysta dhalashada waddanka Maraykanka oo ka mid ahaa Mas’uuliyiinta SKA ayaa la sheegay in maanta uu lacago uu kala goostay kaasi u suuro gashay in uu ka dhoofo Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, iyadoo aan la’ogayn cadada rasmiga ah oo ay la egtahay lacagtaasi. 


Midowga Afrika oo qalab Milatiri ku wareejiyay DKMG Somaliya (Sawirro)

Muqdisho : (Sh. M. Network) Ururka Midowga Afrika ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejiyay qalab Milatari dowladda KMG Soomaaliya kaas oo ay ugu deeqday dowladda Maraykanka.
Munaasabadani oo ay ka soo qeybgaleen mas’uuliyiin ka socotay Midowga Afrika, AMISOM iyo dowladda KMG ayaa waxa uu Midowga Afrika qalab milatari uu ku gudoonsiiyay dowladda KMG Soomaaliya taas oo ka dhacday fariisamaha ugu weyn oo ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin magaalada Muqdisho.


Askari ka Tirsan Ciidamada Itoobiya ee ku Sugan Deegaanka Yurkud oo isku soo Dhiibey Xarakada Al-Shabaab

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gedo waxay sheegayaan in Maanta Xarakadda Alshabaab uu isku soo dhiibey Askari ka tirsan Ciidamada Itoobiya ee Ku sugan Deegaanka Yurkud ee Gobolka Geddo waxaana Sarkaalkaan uu ka mid aha Guuto Ciidamada Itoobiya Halkaa ku sugnaa gaar ahaan ku loo yaqaan Shiishka.


Muxaadaro Ku saabsan Tobanka Bisha Ramadan ee ugu dambeysa


Muxaadaro Ku saabsan Tobanka Bisha Ramadan ee ugu dambeysa

maitv1's shared video file.
From:
maitv1
Views:
22443

6
ratings
Time:
10:01
More in
Autos & Vehicles


Syndicate content